Magaalooyin kuyaala dalka Mareykanka oo Dab looga qaxayo (Daawo Sawirada)

Dab xoogan oo isbuucii hore ka kacay Koonfurta gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa kusii faafaya magaalooyin hor leh oo dalkaasi kuyaala ,kadib markii lagu guul dareestay in dabkaasi la damiyo. Dabkan xoogan ee ka kacay gobolka California ayaa sababay in guryahooda ka qaxaan in ka badan 200-kun oo qof, waxa uuna dabkan baabi’iyay guryo … Continue reading Magaalooyin kuyaala dalka Mareykanka oo Dab looga qaxayo (Daawo Sawirada)